Our Blog

Insights, tutorials, and success stories to help you succeed

Crypto Staking ama Mining, Keebaa Faa'iido Badan, Maxayse Kukala Duwanyihiin ?
Technology

Crypto Staking ama Mining, Keebaa Faa'iido Badan, Maxayse Kukala Duwanyihiin ?

Ku soo dhawoow technology-ga casriga ah ee Blockchain iyo cryptocurrency! Haddii aad halkan ku cusub tahay, waxaa laga yaabaa inaad maqashay ereyo ay ka mid yihiin β€œStaking” iyo β€œMining” oo dhegahaaga ku batay, hadaba waa maxay staking iyo mining? maxayse kukala duwanyihiin ? maxaase loola jeedaa ?, kee baa faa’iido badan kuu samaynkara? Aynu u kala qaadno fikradahan ereyo fudud oo aan kaa caawinno inaad fahamto aasaaska iyo siday ukala duwanyihiin.

By Fowsi Mohamoud β€’ 3 min read
Dec 02, 2025
Read More β†’
10 Tallaabo oo ku saabsan ka faa iidaysiga technology iyo waqtiga, kuuna sahlaya inaad soo saarto dakhli.
Finance

10 Tallaabo oo ku saabsan ka faa iidaysiga technology iyo waqtiga, kuuna sahlaya inaad soo saarto dakhli.

Isbedbedelka noloshu wa mid ku salaysan dhinacyo badan, ku waas oo ay kamid tahay helista dhaqaale joogto ah, hakugu soo galo inaad waqtigaaga iibsato (shaqaale noqotid) ama in laguu shaqeeyo. Mawduucan waxan kugula wadaagayaa 10 talaabo ama qodob oo aan u arko in ay muhiim u tahay sidii aad ku samayn lahayd dhaqaale joogto ah, adigoo ku salaynaya ka faa iidaysiga technology iyo waqtiga aad haysato.

By Fowsi Mohamoud β€’ 4 min read
Dec 02, 2025
Read More β†’
Waa maxay Machine Learning (ML) Muxuuse kaga duwan yahay Artificial intellegence (AI)?
Technology

Waa maxay Machine Learning (ML) Muxuuse kaga duwan yahay Artificial intellegence (AI)?

Dunidan technology-ga casriga ah la isticmaalayo, ereyada Machine Learning (ML) iyo Artificial Intelligence (AI) waa kuwo badana abuura ismaandhaaf iyo in la isku qaldo. Hadaba waa maxay Machine Learning (ML) siduuse uga duwanyahay AI ? Maqaalkani wuxuu gudaha u galayaa qaabdhismeedka ML, waxaynu sidoo kale isla eegi doonaa xiriirka uu la leeyahay AI, wuxuu maqaalkani sidoo kale qeexayaa sababta ay udub dhexaadka ugu tahay in lala jaan qaado technology-ga casriga ah ee maanta aduunka ka jira.

By Fowsi Mohamoud β€’ 5 min read
Dec 02, 2025
Read More β†’